Daawo:-Mulkiilaha Shirkada Dahabshiil Oo Ka Dhaartay Tuhunka Dilkii Saado Cali

Hargeysa(SLpost)-Mulkiilaha shirkada Dahabshiil ayaa magaalada Laasacaanood kaga dhaartay inuu wax lug ah ku lahaa dilkii xildhibaan Saado Cali, waxaana halkaas isku soo horfadhiistay laba dhinac oo labada reer ee ay ka soo kala jeedeen iyo culimadii dhaarinaysay.
https://youtu.be/BjliFmc0MvA