DAAWO Mujaahid Xasan Guure Oo Ka Hadlay Xuska Maalinta Dhagax Tuurka

Hargeysa(Slpost)-Mujaahid Xasan huure Oo warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay maalinta dhagaxtuurka iyo arimo la xidhiidha xaalka dalka.