Daawo:-Maydadka iyo Dhaawaca Qaar Ka Mid Ah Dadkii Shilka Maanta Galay Oo Cisbitaalka Hargeysa La Soo Gaadhsiiyay

Hargeysa(SLpost)-Taliyaha ciidanka booliska Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa ka hadlay shirlkii maanta ka dhacay galbeedka Somaliland, waxaanu sheegay inay halkaas saraakiil baaditaan saaysa ay u direen
https://youtu.be/Rm_tG-fXLKs