Daawo:-Madaxweynaha iyo Weftigiisi oo la kulmay Hayadda Al Raxma International Charity Ee Dalka Kuwayt

Hargyesa(Slpost)-Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo waftigii uu hogaaminayay ee dalka Kuwayt ku sugnaa ayaa la kulamay haayada dalkaas u qaabilsan mucaawinda, inkasta oo aan wax war ah laga soo saarin waxa ay ka wada hadaleen hadana waxay tan ku soo beegmaysaa xili abaaro darani ay ka jiraan Somaliland.