Daawo:-Masuuliyiinta Wasaarada Biyaha Oo Lagu Wareejiyay Gaadhi Ka Caawin Doona Arimaha Soo Saarka Biyaha

Hargyesa(SLpost)-Gaadhi wiish ah ayaa lagu wareejiyay masuuliyiint awasaarada biyaha ee SOmaliland, kaas oo loogu talo galay inay ka caawiyaan dhanka ceelasha biyaha iyo so qaaditaanka bishiinadooda wakhtiyada ay galaan ciladahu.
https://youtu.be/EWFbFBG3F6U