Daawo:-Maroodi Ka Xanaaqay Xus Loo Samaynaayay Oo Burburiyay Waxii uu Arkaba

Hindiya(SLpost)-Maroodi ku nool dalka hindiya oo maalinta laga xuso maroodiga deegaano ka mid ah dalkaas mar kali ah xanaaqay isla markaasna burburiyay gaadiid dad iyi waxii uu arkaba.