Daawo:-Maroodi Cagta Mariyay Gaadiid Badan Kadib Markii uu Cadho ka Qaaday Maroodi Kale Oo Kaynta Kaga Soo Adkaaday

Hargeysa(SLpost)-Maroodigan ayaa sida la sheegay cadho ka soo qaaday maroodi kare oo dhanka kaynta dagaal ku soo dhexmaray, waxaanu cadhadii kula dhacay wado ay gaadiid marayeen, isaga oo burburiyay tiro badan oo gaadiidkaas ka mid ah
https://youtu.be/cR4XeD62QqA