Daawo:-Madaxweyne Siilaanyo Oo U Anbabaxay Gobalada Bariga Somaliland Xili Cali Khaliif Uu Soo Diray Hanjabaad Dagaal

Hargeysa(SLpost)Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa u anbabaxay gobolada dalka, xili uu hanjabaad dagaal soo diray dagaal ooge Cali Khaliif, waxaana la filayaa inuu sida oo kale xuska ciidanka qaranka lagu qabto bariga Somaliland.

Halkan ka daawo muuqaal kooban oo madaxweynaha oo sii baxaaya

https://youtu.be/6jnBr0tzuYw