Daawo:-Madaxweyne Siilaanyo Oo Kulan La Qaatay Safiirka Dalka Faransiiska U Fadhiya Kiniya iyo Shirkada Danaynaysa Maalgashiga Dekeda Berbera iyo Nuxurka Waxyaabaha Ay Ka Wada Hadleen

Hargeysa(SLost)-Safiirka u fadhiya Kiniya faransiiska ayaa uu madaxweyne Siilaanyo ku qaabilay xafiiskiisa isaga oo ay waheliso shirkada danaynaysa maalgashiga dekeda Berbera ee Bolor.