Daawo:-Madaxweyne Siilaanyo Oo Hargeysa Ku Soo Laabtay Kadib Safar Uu Ku Tagay Awdal iyo Abaaha

Hargeysa(Slpost)-Madaxweyne Axmed MAxamed Siilaanyo ayaa soo dhamaystay safar shaqo oo uu ko tagay gobalka Awdal waxaanu ku soo laabtay caasimada dalka Hargeysa, madaxweynaha ayaa la soo dhaweeyay markii uu Gabiilay soo gaadhay iyo soo galitaankiisii caasimadaba.