Daawo:-Madaxweyne Siilaanyo oo Gudida Abaaraha Gudoonsiiyay Lix Anbalaas Oo Gargaar Loogu Fidiyo Dadka Abaaruhu Saameeyeen

Hargeysa(Slpost)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa gudoonsiiyay gudida qabaaraha lix gaadhi Anbalasyo ah oo loogu talo galay inay ka qaybqaataan gargaarka degdega iyada oo xaalada abaaruhu ay ku sii fogaanayaan guud ahaan Somaliland.