Daawo:-Madaxweyne Siilaanyo Oo Baarlamaanka U Jeediyay Khudbad Sanadeed Dhinacyo Badan Taabanaysa

Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne Axmed Maxmed Siilanayo ayaa baarlamaanka u jeediyay khubadbad sanadeedkii oo uu kaga hadlay siyaasada dibada,qiimadhaca ku yimi shilinka Somaliland,wada hadaladii Somaliland iyo Somaliya, aniga iyo diiwaangalinaha dalka ka socda.

https://youtu.be/xuLF_bVtvCw