Daawo:-Madaxweyne Ku Xigeenka Dalka Saylici Oo Gaadhay Goobaha Dhimashadu Abaaruhu Ka Dhacday Awdal

Qolujeed(Slpost)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Saylici ayaa gaadhay deegaanada aya isugu yimaadeen inta badan dadka abaaruhu ay saameeyeen oo ah Qolujeed, waxaana dhawaan gobalka Awdal ka dhacay dhimashada 4 ruux oo u dhintay haraadka deegaanadaas ka jira.