Daawo:-Madaxweyne Ku Xigeen Saylici Oo Cisbitaalka Ku Booqday Dadkii Shilka Ku Waxyeeloobay

Hargeysa(Slpost)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ayaa cisbitaalka ku booqday dadkii ku waxyeeloobay shilkii maanta.