Daawo:-Madaxweynaha Somaliya Oo Ka Hadlay Sarkaal Ka Tirsan Al-shabaab iyo Ciidankiisii Oo Ay Sheegeen Inay Laayeen

Muqdisho(SLpost)-Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Ayaa sheegay inay dileen ciidamadiisu hogaamiye ka tirsan Al-shabaab iyo waliba ciidankii uu watay kadib markii dagaal ka dhacay shabeelada hoose.
https://youtu.be/UwplHrwWIsg