Daawo:-Madaxweynaha Boobay Talada Masar Oo Dhulka Dhigtay Rooga Cas ee Soo Dhawaynta Ah oo 4000-m Gaadhaya

Masar(Slpost()-madaxweynaha boobay tlada dalka masar Siisi ayaa dhigtay rooga soodhawaynta ee 4000 m ah si uu naftiisa ugu raali galiyo, madaxweynahaas ayaa inta badan madaxda dunidu ka soo horjeedaa.