Daawo:-Maayarka Caasimada Oo ka Hadlay Shan Garoon oo Casri Ah iyo Goobo Kale oo lagu Ciyaaro Oo Laga Caawinayo Dhisidooda

Hargyesa(SLpost)-Maayarka caadimada ayaa daboolka ka qaaday shan goobood oo garoomo iyo meel kale oo dhalinyaradu ku ciyaaraan isugu jira oo ENG caalami ah uu ka caawinaayo.