Daawo:-Maayarka Caasimada Oo Ganacsatada Tukaamada Ugu Baaqay Wadooyin Horleh Inay Ka Guuraan

Hargeysa(Slpost)-Maayarka caasimada Cabdiraxman Soltelco ayaa tukaamada wadooyinka hareerahooda ka samaysan waxa uu ugu baaqay inay ka guuraan wada tagta madaarka Cigaal.