Daawo:-Maayarka Berbera oo ka Hadlay Waxyaabihii U Qabsoomay Iyo Waxyaabha Ay Haatan Shacbiga Ugu Hawlanyihiin

Berbera(Slpost)-Maayarka degmada Berbera ayaa daboolka ka qaaday waxyaabaha u qabsoomay iyo sida oo kale waxyaabaha haatan ay u qaban doonaan shacbiga degmadaas.