Daawo:-Jabuuti Oo Farta Ugu Yeedhay Wasiiro iyo Taliyaha Bada Somaliland Xili Ay Ciidamadii Ay Isku Daceen Ku Tilmaameen Maleeshiyaad Jiritaanka Somalilandna Meesha Ka Saareen

Hargeysa(Slpost)-Xukuumada madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa wasiiro iyo taliyahii bada u dirtay Jabuuti xili ay jiraan dagaalo la xidhiidha qaranimada oo bada Somaliland ay ku soo qaaday Jabuuti isla markaasna ay ku tilmaamtay ciidanka Somaliland maleeshiyaad halka ay qaarna dileen qaarna dhaawaeen, Tv-ga Jabuuti ayaa ku hadlay wax ay ahayd in ay ka dhiidhiyaan dadka reer Somaliland.
https://youtu.be/gvt_KVoZg3U