Daawo:-Hogaanka Katoliga Iyo Ortodoxka Ee Diinta Kiristaanka Oo Kulmay Kunsano Kadib Markii Ay Kala Go’een

Hogaamiyayaasha Katoliga Iyo Ortodoxka ayaa kulmay ku dhawaad kun sano markii ay kala go’een, labadan masuul oo haysta isla diinta kiristaanka ayaa xafilitan weyni uu ka dhaxeeyay tan iyo intii ay ku kala lexdeen aratidooda.