Daawo-Heesta Hablaha Soomaaliyeed oo uu Soo Saaray Fanaanka Cabijibaar

Hargeysa(SLpost)-Abwaanka Cabdijibaar Al-khaliiji ayaa soo saaray hees cusub oo la magacbaxday Hablaha Soomaaliyeed,halkan ka dhagaysta heesta oo ah mid si balaadhan loogu amaanay habalaha Soomaalida iyo lagu ladhay codka macaan ee fanaanka.