Daawo:-Haweenay 106 Jir Madaw Ah Oo Farxad La Dhici Gaadhay Kadib Markii Ay Madaxweynaha Madawga Ah Ku Booqatay Guriga Cad

Us(Slpost)-Haeenay 106 jir madaw ah ayaa ku booqatay guriga cad madaxweynaha madaw ee dalkaas Obama iyo xaaskiisa, haweenaydan oo farxad la duuli gaadhay ayaa ka dex jaastay aqalka cad iyada oo leh waa maalinteenii.