Daawo:-Guddoomiyaha Goobtii Shalay Dablaydu Qabsatay oo Warbaahinta Uga Warmay Sida Wax u Dhaceeen

Awdal(Slpost)-Gudoomiyaha goobtii shalay dablaydu qabsatay Saleebaan Xasan Cali ayaa warbaahinta uga warmay sida ay wax u dhaceen iyo dablayda hubaysani qaabka ay hawlgalka ugu fuliyeen.