Daawo:-Gobalka Togdheer oo Deeq Caws Ah Ku Wareejiyay Gudida Abaaraha Si Loogu Taageero Xoolaha Galbeedka Dalka

Togdheer(SLpost)-Badhasaabka gobalka Togdheer Qabo ayaa gudida abaaraha uu madaxweynuu u saaray ku wareejiyay deeq gobalkaas ka timi taas oo ah sadex gaadhi oo caws ah.