Daawo:-Ganacsade Soomaaliyeed Oo 24 Saac Lagaga Soo Saaray Dalka Imaaraadka iyo Dhibaatada Ganacsigiisii Soo Waajahday

Muqdisho(Slpost)-Ganacsade Soomaaliyeed ayaa sheegay inay dhibaato xoogani ka soo gaadhay kadib markii dalka imaaraadka carabta oo uu ka shaqaysanaayay laga soo saaray isla markaasna ku sababeeyay in ganacsade carbeed oo tartan ka dhaxeeyay uu arimahn sameeyay.