Daawo:-Faysal Cali Waraabe Shaaciyay In Wadahadal Ufurmay Isaga iyo Garabkii Isbahaysiga Ee Kulmiye Ka Cadhooday

Hargeysa(SLpost)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa shaaciyay in wada hadal siyaasadee uu u furmay garabkii ka cadhooday xisbiga Kulmiye, waxaana la filayaa in khilaaf hor leh uu haatan dhex mari dooni isaga iyo musharaxa xisbigaas Jamaal kaas oo dhanka ku haya dhanka musharaxnimada oo ay xubnahanina danaynayaan.