Daawo:-Faysal CalI Waraabe Oo Dalka Ku Soo Laabtay Kulmiye iyo Waddanina ku Dhaliilay Inay Diiwaangalintii Kaanbayn U Rogeen

Hargeysa(SLpost)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa xisbiyada Kulmiye IyO Waddani ku dhaliilay inay diiwaangalintii dalka ka bilaabmatay uga faaidaysten kaanbayn, waxaanu ku duray inay labada xisbiba ay isticmaalayaan hantidii umadda
https://youtu.be/FCGHrDdwpjA