Daawo:-Ergayga Cusub Ee Somaliya Dhawaan Loo Soo Magacaabay Ee Qaramada Midoobay Oo Somaliland Soo Gaadhay iyo Kulanka Uu Madaxweynaha La Qaatay

Hargeysa(Slpost)-Ergayga qaramada midoobay ay u soo magacawday Somaliya ayaa soo gaadhay Somaliland markii ugu horaysay, waxaanu kulan la qaatay madaxweyne Siilaanyo iyo xukuumadiisa
https://youtu.be/qNVggIsejZk