Daawo:-Doorashoyinkii Ka Dhacay Ugandha Oo Rabshado Dhaliyay Xili La Sheegay Inuu Madaxweynaha Dalkaas Ku Horeeyo Codadkii la Dhiibtay

Hargeysa(SLpost)-Rabshado ayaa hadheeyay caasiada dalka Ugandha ee Kanbala kadib doorashooyinkii dalkaas ka dhacay oo la sheegay inuu madaxweynaha wakhtiga dheer xukumaayay dalkaasi uu ku horeeyo wali cododkii la dhiibtay.