Daawo:-Documentary film hal-ku-dhiggiisu yahay “HALKII AAN KA IMI: Xusuusta Iyo Xanuunka Waxbarasho La’aanta Miyiga” Cabdishakuur Heer Sare

Hargeysa(Slpost)-Halkan ka daawo filim laga sameeyay deegaanada miiga Somaliland qaar ka mid ah oo xaalada deegaanku uu burburay dadkana ay aafaysay waxbarasho la’aan.