Daawo:-Diiwaangalintii Gobalka Togdheer Oo Si Rasmi Ah Loo Soo Gunaanaday Iyo Eryada Halkaas Laga Yidhi

Togdheer(SLpost)-Xaflad balaadhan ayaa loo qabtay soo gunaanadka Diiwaangalintii codbixiyayaasha ee ka socotay gobalka Togdheer.