Daawo:-Diiwaangalintii Codbixiyayaasha Oo Si Qurux Badan Gobalka Awdal Uga Bilaabmatay

Awdal(SLpost)-Diiwaangalintii codbixiyayaasha ayaa si habsami ah uga bilaabmatay gobalka Awdal,waxaana halkaas ku sugan badi xisbiyada qaranka masuuliyiintooda iyo sida oo kale madaxweyne ku xigeenka Somaliland