DAAWO: “Deegaanka Aan Kasoo Jeedo Keligay Baa KULMIYE Ka Soo Baxay, Marka Waxaan odhan Karaa…” Xildhibaan Waabeeyo

Hargysa(SLpost)-Waxa aanu halkan idiiku soo gudbinaynaa waraysi dhinacyo badan taabanaya oo xildhibaaan waabeeyo la’la yeeshay, kaas oo ku waajahan isda xukuumadii ay ka tirsanaayeen ay uga falaagoobeen haday yihiin garabka isbahaysiga