Daawo:-Dawlada Hoose Ee Gabiilay Ayaa Deeq Raashin Ah Gaadhsiisay Dadka Abaaru Saameeyeen Ee Deegaankaas

Gabilay(Slpost)-Dawlada hoose ee Gabiilay ayaa gaadhsiisay dadka abaaruhu ay saameeyeen ee deegaankaas, waxaana lagu soo warmaya in 500 qoys wax loo qaybiyay.