Daawo:-Ciidanka Booliska Somaliland Oo Soo Bandhigay Gacan Ku Dhiiglayaal Dilal Gaystay oo Ay Gacanta Ku Soo Dhigeen

Hargeysa(SLpost)-Taliska Ciidanka Booliska Dalka ayaa maanta soo bandhigay danbiilayaal dilal ka gaystay gudaha magaalada Hargyesa oo ay gacanta ku soo dhigeen iyaga oo isla markaasna sita hubkii ay dilalka ku gaysteen
https://youtu.be/MQ1OLoYuZQE