Daawo:-Ciidamada Sirdoonka Somaliya oo Qabtay Gaadhi Walxaha Qarxa Laga Soo Buuxiyay Oo Aan Wali La Qarxin iyo Argagaxa Waxyaabaha Saaran

Muqdisho(Slpost)-Waxa magaalada Muqdisho lagu qabtay gaadhi laga soo buuxiyay walxaha qarxa isla maraasna la damacsanaa in lagu qarxiyo meelaha shacbigu ay ka qaxweeyaan.
https://youtu.be/IUyCEXx5rh4