Daawo:-Cali Xoor Xoor Oo Ku Tilmaamay Dekeda La Sheegay In Berbera Laga Agbineeyay Waxaan Caqliga Galayn

Berbera(SLpost)-Maareeyaha Dekeda Berbera ayaa ka hadlay deked la sheegay in laga dhisaayo deegaanka Ceelgarde oo ah duleedka Barbera, waxaanu sida oo kale ka hadlay dablay halkaas ka gaysatay rasaasayn.