Daawo:-Booliska Maraykanka Oo Baacsanaya Haweenay La Baxsatay Ambulance

Us(SLpost)-Booliska dalka Maraykanka ayaa baacsanaay haweenay la baxsatay mid ka mid ah gaadiidka gargaarka degdega ah fidiya (ambulance)