Daawo:-Booliska iyo Maamulka Togdheer Oo Qabtay Sadex Nin Oo Burco Ku Dhextoogtay Nin Reer Buuhoodle Ah Isla Markaasna Baxsaday

Burco(Slpost)-Booliska iyo maamulka gobalka Togdheer ayaa daboolka ka qaaday inay gacanta ku soo dhigeen sadx nin iyo waliba mid taageeray oo maanta ku dilay gudaha magaalada burco nin ka mid ah gaadiidlayda isaga goosha burco iyo goabalda bariga.