Daawo:-Berbera Oo Kadib Markii Rabashadaheedu Ay Bateen Xabsigeeda Dhaxe Lagu Kordhinaayo Qayb Cusub

Berbera(Slpost)-Maamulka berbera ayaa dhisme cusub ku kordhinaaya xabsiga dhaxe ee Berbera waxaanay arintan imanaysaa kadib markii mudooyinkii ugu danbeeyay ay bateen rabashadaha iyo dilalka ka dhaca magaaladaasi.
https://youtu.be/B8g2VfxF_60