Daawo:-Beeralayda Jawhar Oo Ka Cabanaaya Mudhaha Xabxabka Oo Suuqyada Buuxdhaafiyay iyo Sababta Loo Iibsan Waayay

Jawhar(SLpoat)-Beerlaayda magaalada Jawhar ee dalka Somaliya ayaa aad uga cawday iyada oo suuqyada magaaladas uu buux dhaafiyay midhaha Xabxabka, waxaanay xuseen in haayadaha mucaawinda bixiyaa ay suuqa waxyeeleeyaan.