Daawo:-Beer Uu ku Beeran Yahay Saytuun Aad U Badan Oo Muuqaal Qurxoon Laga Duubay

Hargeysa(SLpost)-Halkan ka daawo muuqaal aad u qurux badan oo laga duubay beer saytuun aad u badan ka baxay taas oo ka qaybgalaysa wax soo saarka dalka.