Daawo Barnaamijka Baadisooc iyo Halqabsiyadii Soomaalida Oo Si Xiiso Leh Uu Inoogu Soo Gudbinaayo Qoraa Maxamed Baashe

UK(SLpost)-Barnaamijkan Baadisooc waxa uu qoraaga Maxamed Baashe Xaaji Xasan Oo Daadihiyaa uu ku sooq aataa halkudhigyada iyo halqabsiyada magaalooyinka Soomaalida iyo walia deegaanada kala duwan ee ay ku uuman yihiin