Daawo:-Abwaan Afgudhiye Oo Uu Maayarka Borama Booqday Kuna Baaqay Inay Shacbigu Soo Taageeraan

Boorama(Slpost)-Abwaan afgudhiye ayaa ku xanuunsanaaya magaalada Boorama waxaana booqday maayarka degmadaas iyo dad kale oo uu ka mid yihiin fanaaniin, waxaanay ugu baaqeen shacabiga Somaliland inay taageero uu u baahan yahay haatan Abwaanku.