Daawo” Abaar Dad iyo Mid Duunyo Ayaa Ka Dilaacay Somaliland…” Reer Faraweyne

Faraweyne(Slpost)-Abaaro ishu ka baqayso daawashadooda ayaa ka muuqda deegaanka Farweyne ee gobalka Maroodi-jeex, abaarahan ayaa saameeyay xoolaha iyo dadkii lahaa ee ku noolaaba, waxaanay alle bari kadib ku baaqeen in loo istaago dadka abaaruhu ay ku dhufteen Somaliland.