Daawo:- 640 Qoys Oo Haayadi Ay u Qaybisay Gargaar Degdeg Ah Oo Raashin U Badan

Hargyesa(Slpost)-Wali waxa socta qayladhaanta iyo sida oo kale jawaabaha laga bixinaayo abaaraha dabada dheeraaday ee ku dhuftay gobalada galbeedka dalka, waxaana ay ahayd maanta uun markii badhasaabka Awdal uu ku dhawaaqay inuu gobalkaasi galay xaalad adag, sida oo kale waxa maanta deegaano hooymaada Arabsiyo iyo Hargyesa lagu qaybiyay raashin.