DAAWO: 50 Ceel-biyood oo loo Dhisay Deegaanka DHABOOLAQ iyo Cidda Hirgelisay

 

Hargeysa (SLpost)- Deegaanka Dhaboolaq ee Galbeedka magaalada Hargeysa, ayaa muddo kooban laga hirgeliyey 50 Ceel-biyood oo loo sameeyey dadka xoolo-dhaqatada ah ee deegaankaas, waxaana hirgelinta ceel-biyoodkan si weyn uga qayb-qaatay hadday noqoto dhinaca maaliyadda iyo abaabulka Bulshada Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadan-Siira) oo ka mid ah culimada dalka.

Munaasibad lagu daah-furay dhammaystirka dhismeyaasha 50-ka Ceel-biyood, ayaa shalay lagu qabtay goobta laga sameeyey Ceelasha, waxa ka qayb-galay guddi isu-xil-saartay horumarinta adeegyada bulshada ee deegaanka oo Sheekh Aadan-Siira hormood ka yahay.

Faahfaahinta Warkan kaga Bogo Muuqaalka Hoose