Daahir Rayaale oo ka hadlay Xaaladda Nabadgelyo ee Dalka iyo Arrimo kale

Boorama (SLpost)- Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, ayaa ka warramay marxaladda nabadgelyada dalku soo martay iyo halka hadda la taagan yahay, waxaanu ku baaqay in nabadgelyada la ilaashado, isaga oo Dadka reer Awdal kula taliyey in waxay tabanayaan u raadiyaan si qurux badan, maaddaama oo aanay jirin cid Qaranka Somaliland ka sheegan karta oo ay marti u noqon karaan.

Warkan oo Faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose