Cumar Xasan Rooraaye Oo Hargeysa ku Geeriyooday + Taariikhdii Uu Ku lahaa Fanka Soomaalida

cumar xasan rooraaye
Advertisement

Allah ha u naxariistee waxa Sabtida Maanta Magaalada Hargaysa ku geeriyooday Fanaankii weynaa Cumar Xasan Rooraaye.

Maxuumka oo fanka ku biirey 1965-kii ayaa ka mid ahaa Aas-aasayaashii Kooxdii Horseed. Markii dambe waxa uu ka mid ahaa koox fanaaniin Oo Waaberi ku biiray sannadkii 1974 kii.

Advertisement

 

 

Advertisement